Somalia

Ku saabsan Macluumaadka

Qoraalada macluumaadka lagu daray qaybtan websaydka si toos ah waxaa looga soo turjumay qayb Ingiriisi ah oo hore u daabacnayd oo loo sameeyay in lagu isticmaalo gudaha Maraykanka. Xaaladaha qaarkooda dhokumentiha la turjumay ma muujiyaan nooca hadda ee Ingiriisiga ah. Noocyada Ingiriisiga hadda siiba qaybta dhammayska tiran ee qoraalka ku qoran Ingiriisi waxaa laga soo gelikaraa halkan. Qoraalada luqadda Isbaanishka sidoo kale waxaa laga heli karaa boggaas.

Sababtoo ah jadwalka tallaalka iyo waxtaabaha tallaalku way kala duwanaan karaan wadan ilaa wadan, waa muhiim in isticmalayaashu aanay ka fekerin macluumaadka ku yaala xaashiyahan inay beddel u ahaato talada caafimaadka dhabta ah. Macluumaadka hadda waxa uu la xidhiidhaa tallooyinka iyo tallaalka laga heli karo wadankaaga, la hadal adeeg bixiyahaaga daryeelka caafimaadka.

Macluumaadka dheeraadka ah eeku saabsan tallaanka ama badbaadada tallaalka, la tasho World Health Organization iyo Vaccine Safety Net approved websites.

Somalia